Waa maxay guurka xooga ah?
Haddii qof guursado qof kale oo uu cadaadis ka haysto qoyska ayadoo uusan qofku raali ka ahayn, arrinataan waxaa loo yaqaan guur xoog ah. Guurka waxaa laga yaabaa in laga soo qaado midaan jirin. Dadka sidoo kale waxay haystaan xoriyad ah inay doortaan inay qofka lasii noolaadaan ama inay kala tagaan. Haddii qof uu sii qabo qof aan dooneyn, waxaa sidoo kale arintaas loo yaqaan guur xoog ah.
Tusaale ahaan xooga waxaa kamid ah: hanjabaada, xadgudubka, cadaadiska cilmi nafsiga ama xadgudubka jireed.
Guurka xooga ah waa ka mamnuuc dalka Switzerland.